Faaduma Dayib ayaa waxaa maanta loo magacaabay madaxa hay’adda Haweenka Q/Midoobay ee Soomaaliya iyadoo Wakiil u noqon doonta Qaramada Midoobay
Magacaabistaas kadib ayaa waxa ay Kulan Maanta Muqdisho kula qaadatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) waxa ayna sheegtay inay sharaf u ahayd inay qorshaha hay’adda UN,Women xilka qabato waxana ku wareejiyay Warqada Magacaabista Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Sawirro