SAWIRO: Ciyaartii Tottenham iyo Arsenal barbardhac 2-2

Ciyaar kulul oo xiiso badan ayey labada kooxood soo bandhigeen, waxayna Kaarka Casaanka la siiyey Ciyaaryahanka Arsenal u qaata Lambar 4 oo lagu magacaabo Francis Coquelin.

Ciyaarta maanta waxaa aad uga muuqday Ciyaaryahanka Maxamed Elneny oo Nambarka 7-aad watay.

Sidoo kale, Ciyaaryahanka Harry Kane oo No. 7 u qaata Arsenal waxa uu dhaliyey Gool Mucjiso ah oo aad loola yaabay.

90-kii daqiiqo ee Ciyaarta waxay ku soo dilaatay barbar-dhac 2-2

DAAWO SAWIRADA CIYAARTII MAANTA:

Tottenham vs Arsenal Arsenal1 a2 a7 a6 a5 a4 a3

 

Waxaa Qoray: Hassan Ali Osman “Istiila”

Twitter: https://twitter.com/hassanistiila

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor