(SAWIRO): 3 qof oo uu Tareen ku dilay Koonfurta London.

Boliska Gaadiidka xamuulkaee dalkaasi ayaa sheegay inay dadkaasi ku geereiyoodeen shil maanta ka dhacay Is-goyska mashquulka badan ee ay Tareenadda maraan ee  Loughborough, kuna dhow Brixton.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Gary Richardson oo ka tirsan  Boliska British Transport ayaa sheegay inay Kooxdiisa hataan ku hawlan tahay sidi iay u fahmi lahaayeen waxa dhacay iyo sida ay dadkaasi naftooda ugu waayeen Tareenka.

Abaarihii 06:30 daqiiqo ee Xilliga GMT ee saakayto ayaa la sheegay inay 3-da qof ku geeriyoodeen isla goobta uu shilku ka dhacay.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media