DHEEHO: SAWIRADDA UGU DAAWASHO BADNAA ISBUUCAN.

Lammaanayaal u dhashay dalka Hindiya oo da’ ah ayaa Warbaahinta Caalamka isbuucan qabsaday, kadib, markii uu u dhashay ilmihii ugu horreeyey ee ay weligooda dhalaan.

Daljinder Kaur oo 72 jir ah ayaa dhashay wiil, kadib, markii loo adeegsaday Daaweynta IVF ee Bacriminra.

Hooyaddan ayaa sheegtay inay haatan noloshooda dhamaystiran tahay, kadib, markii ay in muddo ah ilmo la’aan haysay iyada iyo Odaygeeda oo lagu magacaabo  Singh Gill oo 79 jir ah.

Lamamanaha oo ku nool Degmadda Amritsar ee dalka Hindiya ayaa ku farxay wiilka u dhashay oo  ay ugu magac dareen Armaan.Miracle baby: Mrs Kaur helps husband Mohinder Singh Gill hold baby Armaan as he gets a kiss from his fatherPure joy: Mrs Kaur and Mr Singh Gill show off their bundle of joy, saying that their life is now 'complete'The couple have been married for 46 years, but were never able to conceive naturally, believing that they had been 'cursed by God'Baby Armaan was  conceived using the couple's own egg and sperm after two years of IVF treatmentThe world's oldest first-time mother Daljinder Kaur, 70 arrives at her home in Amritsar with newborn ArmaanDaljinder Kaur gave birth last month to a boy following two years of IVF treatment at a fertility clinic in the northern state of Haryana with her 79-year-old husband, Mohinder Singh Gill

 

Waxaa isku soo duway: Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor