Sawirada 3 -di gabdhood ee wada dhashay ee xalay ku geeriyooday Pizza House

Kadib  Markii Dad Badan Ay Ku Naf Waayeen Halki Mashaqadu Ka Dhacday xalay ee pizza house ayaa  Radio Dalsan heshay sawirada 3 gabdho oo  wada dhashay oo halkaas ku macsalaameynayey eedadood oo saaka safar aheyd .

Ifraax Mahdi  Iman Mahdi iyo  Iftin Mahdi ayaa u tagay Pizza House savior Int’s eedadood oo saaka safreysay

Sawirad ayaa wareegayeu maanta Baraha bile hada iyadoo Dadka Soomaaliyeed ay ku tilmaameen geeri xanuun badan Ayn aheyd Dhacdo aysan umadA Soomaaliyeed hilmaami doonin.

 

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor