Sarkaal ka tirsan Milliteriga Waqooyiga Kuurya oo u baxsaday Koonfurta Kuurya

Waaberigii hore ee saakayto ayaa la sheegay inay 2 qof oo mid ka mid  ahaa Sarkaal Milliteri  laga helay  Badda Jaallaha, sida ay baahisay Wakaalladda wraraka u faafisa Koonfurta Kuurya ee YONHAP.

Milliteriga dalka Koonfurta Kuurya waxay sheegeen in labadaasi qof lagu qabtay Xuduud Baddeedka Labada Kuurya, waxayna muujiyeen Rabitaankooda ku aadan inay u so obaxsaan Koonfurta Kuurya.

Basxadkooda waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Dowladad Waqooyiga Kuurya ka gaabsatay inay oggolaadaan Lisika Suxufiyiinta dalka Koonfurta Kuurya ee goobjooga ka ahaan lahaa xiritaanka Goobta lagu tijaabiyo Nukliyeerka Waqooyiga Kuurya.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media