Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Dembi baarista Degmadda Dharkenley Oo La Dilay

Kooxo hubeysan oo aan heybtooda Lagaraneyn ayaa manta degmadda Dharkenley waxaa ay ku toogteen madixii dambi barista degmada Ciise Macallim Yaasir.

Ragga dilka geestay ayaa ka baxsaday goobta waxaana durba halkaasi gaaray ciidamadda dowladda federaalka soomaaliya.

Maamulka degmadda Dharkenley ayaa xaqiijiyay dilka Masuulkaasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor