Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Maanta Tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska (SAWIRRO)

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya  ayaa manta tababar loogu qaaday Dalka Ingariiska, waxaana garoonka ku sii sagootiyey Agaasimaha Guud ee HSJ G/Sare Maxamed Adam Jimcaale ( Koofi)

Saraakiishan maanta tababarka u baxay ayaa waxaa lagu soo tababari doonaa Garoomada diyaaradaha dalka Ingariiska gaar ahaan garoomada London ,  Manchester iyo Birmham.

Wadamada Dernmark , Norwey,  iyo Rwanda ayaa tababaro nuucan oo kale ah waxa ay horay u siiyeen saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana uu dalka ingariiska qeyb ka noqonaa wadamada dalkooda ku soo tababaray saraakiil ka tirsan HSJ.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media