Saraakiil Dhalinyaro ah oo loo Magacaabay Saldhigyada Booliiska Shibis iyo Boondheere

Taliyayaashaan Cusub ee loo Magacaabay labada Saldhig ee Shibis iyo Boondheere ayaa ka duwan taliyayaashii horay u soo maray Saldhigyadaas.

Labada taliye ee la Magacaabay ayaa ah kuwo Dhalinyaro ah isla markaana ka mid ah Dhalinyarada dalka gudihiisa wax ku bartay ee ku biiray ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Taliyayaashaan ayaa waxaa lagu kala Magacaabaa Wakiil Cabdalla iyo Cali Xasan kuwaas oo hadda kadib noqon doona taliyayaasha Saldhigyada Booliiska Boondheere iyo Shibis.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media