Safiirka Soomaaliya Ee Masar oo Geeriyooday

Allaha u naxariistee Waxa xalay ku geeriyooday Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar Safiirka Soomaaliya u fadhiya Halkasi Marxuum Cabdullaahi Xasan.

Saraakiil ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay geerida Danjiraha.