Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo Is Casilay(Safaarada oo Xaqiijisay)

Saraakiil ka tirsan safararada Mareykanka ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in uu is casilay safiirki Soomaaliya u joogay Soomaaliya Stephen sababo isaga u gaar ah .

Safirika ayaa la so wariyey inu sheegay inu gali doonto waqtigiisa nasiinada (Retirment) .

Horey waxa isu casilay safiriki ka horeeyey Stephen .

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor