HomeCaalamkaRuushka loo diray hanjabaad culus, xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo...

Ruushka loo diray hanjabaad culus, xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo weeraro

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka lagu magacaabo G7 ee hodanka ah ayaa doonaya in ay soo bandhigaan mowqif mideysan oo ka dhan ah Ruushka xilli ay sii kordhayaan walaaca laga qabo weerar suurtagal ah oo ruushku ku qaadi karo Ukraine.

Ka hor kulankooda magaalada Liverpool ee dalka Ingariiska, Britain iyo Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay tobanaan kun oo askari oo Ruush ah oo la soo dhoobay xadka Ukraine.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Britain, Liz Truss, ayaa uga digtay Moscow in duullaanka ay qaadaan uu cawaaqib xun ku yeelan doono.

Wariye qaabilsan Arrimaha diblomaasiyadda ayaa sheegay in mid ka mid ah aargudashada macquulka ee waddamamdani samayn karaan ayaa ah in la joojiyo dhuumaha cusub ee Nord Stream Two ee loo dhisay si ay gaaska Ruushka u gaadhsiiyaan Jarmalka. Xiisada Shiinaha iyo Iran ayaa sidoo kale kulanka wasiirradaas lagaga hadli doonaa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories