Ra’sal wasaare Kheyre oo Gurigiisa Ku Booqday Imaamka Beesha Mudulood (DHAGAYSO WAREYSI)

Ra’sal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta hoygiisa magaalada Muqdisho ku booqday imaamka beesha Mudulood imaam Maxamed Yusuf Cali  waxaana booqashadaas Ra’sal wasaaraha ku wehliyey xubnaha goaha wasiirada uga jira beesha Mudulood iyo labadooda gole.

Waxyaabaha laga hadlay iyo booqashadas waxaa Radio Dalsan wareysi ka siiyey Imaamka

HALGAN KA DHAGAYSO.