Ra’isul Wasaare Kheyre oo Kormeeray Qaar ka Mid ah Wasaaradaha Xukuumada (SAWIRRO)

Ra’isul wasaraaha xukuumada Soomaaliya mudane Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah xarumaha wasaaradaha xukuumada, oo uu kala hadlay arrimaha shaqada, kulana dardaarmay in la xoojiyo,si buuyiri loo muujiyo wax qabadka wasaaradaha.

Ra’iisul wasaare Kheyre  ayaa booqday xafiisyada Wasaaraddaha Warfaafinta, Kalluumeysiga, iyo Haweenka iyo xaquuqul insaanka, waxaana uu wareystay qaar ka mid ah shaqaalaha, oo uu kala hadlay howlaha shaqo ee wasaaradahaas.

Halkaan hoose ka Daawo SAWIRRADA: