Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Gaaray Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu la socday ayaa Goor dhaw gaaray Magaaladda Dhuusamareeb.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sido kale tagi doona Degmadda Guriceel Ee Gobolka Galguduud oo dhawaan ay ku dagaalameen Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna.

U Jeedada Booqashadda Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay Bogaadinta Heshiis Xabad joojin ah oo dhawaan Laga gaaray Dagaalkii Guriceel.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor