Radio Dalsan oo heshay 100-ka ardey ee ugu horeysa imtixaankii Dowladdu qaaday Akhriso

Wasaaradda Waxbarshada ayaa si hordhac ah Galabta u shaacisay Natiijada imtixaankii Dugsiyada sare ee ay qaaday laakiin wali si toos ah looma soo bandhigin Magacyada oo dhan marka laga reebo tobanka ardey ee ugu horeysa.

Haddaba Radio Dalsan waxa uu idinla wadaagayaa 100-ka ardey ee ugu horeysa Imtixaankii Qaran ee sanad dugsiyeedka 2016/2017.

Hoos ka akhri liiska sidoo kale filo goor dhaw liiska intiisa kale.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media