Qubanayaal Warar haatan soo dhacay

Madaxda Madasha Qaranka oo lagu wado inuu galabta Kulan uga furmo muqdisho, xilli qaar ka mid ah Madaxdaasi faragelin iyo duudsin ku sameeyeen xubno ka tirsan Musharixiintii Labada Aqal ee Barlamaanka

Wasiirka Dhallinyarada iyo Sport-ga ee XFS, Maxamed C/llaahi Nuux oo horey looga mamnuucay Musharaxnimo ayaa lagu wadaa inuu maanta ku tartamo Doorashadda Hirshabelle ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka.

Wasiirka waxa uu horey ugu lug lahaa iska-horimaad hubeysan oo Ilaaladiisa ka sameeyeen Hoolka Cod-bixinta ee magaalladda Jowhar.

 

Doorashaddii Kursiga Carab-Soomaali ee Jowhar oo la baajiyey iydoo ay  Beesha Carab-Soomaali ku baaqeen in Doorashdooda loo soo wareejiyo Muqdisho.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor