Qaraxyo xoogan oo gilgilay Magaalada jakarta Ee Dalka Indonesia

Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku geeriyootay Qaraxyo xoogan iyo rasaas ka dhacday Magaalada Jakarta Ee Caasimada Dalka Indonesia.

Qaraxyada oo gaaraya ilaa 6 Qarax ayaa lagu weeraray dhismaha laga dukameysto Ee the Sarinah shopping centre oo ku dhaw Aqalka Madaxtooyada.

ploic forr police

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor