Qaraxyo iyo Rasaas Weli Laga Maqlayo Jaamacadda Garissa

Ugu yaraan ilaa iyo Imminka waxa la xaqiijiyay Dhimashadda 8 ruux oo ay ku jireen Laba Ilaalo oo ku sugnaa Xarunta Jaamacadda ay weeraren Dagaalamayaal hubeysan oo looga shakisan yahay Al Shabab.

Weerarka oo weli socda waxa ku dhaawacmay Dad ka badan 10 Ruux,Ciidamadda Kenya ayaana soo badbaadiyay dad gaaraya 30 Ruux oo ay ku jiraan Arday iyo Macalimiin.

Howlgalka Ciidamadda Kenya ay ku doonayaan Iney ku furtan dad weli ku xabisan Dhismaha Jaamacadda ayaa weli isagana socda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor