Qarax Xoogan oo Lala Eegtay Askar Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya

Ugu yaraan Hal askari ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Qarax Miino oo lagula Eegtay Ciidamada Dowladda Degmadda Howl-Wadaag Ee Muqdisho.

Waxa jira sido kale Dhaawacyo soo gaaray Askar kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya inkastoo aan la xaqiijin karin tirada inta ay la egyihiin.

Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarka iyadda oo ay Dowladda Soomaaliya fashilisay Qarax kale oo la Damacsanaa in laga Fuliyo Caasimadda Muqdisho.

.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor