Qarax laga maqlay nawaaxiga xeebta liido ee magaaladda Mogadishu

Waxaa Qarax xoogan oo ay rasaas daba socotay caawa laga maqlay, nawaaxiga xeebta liido, oo ya ku yaalaan baarar iyo goobo laga caweeyo.

Waxaa lasoo sheegaa in qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay meel u dhow Banaadir Beach.

Wixii kusoo kordha halkaan ka la soco

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor