Qarax Culus oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Ugu Yaraan Hal askari ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Qaraxa oo ka dhacay Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

waxa ku soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor