Puntland oo Warka soo saartay Khilaafka Golaha Shacabka Somaaliya

Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Puntland oo Maanta shirkoodii Khamiislaha ahaa ku yeeshay Magalada Garoowe ayaa waxa ay kaga hadleen xiisada ka dhex jirta Baarlamaanka Soomaaliya iyo arrimo kale.

Kulanka kadib ayaa War-Saxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in khilaafka Golaha Shacabka uu yahay mid wax u dhimaya Qaranimada Soomaaliya,isla markaana u baahan in laga gudbo.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka oo dhameystiran.