Puntland oo Soomaaliland uga digtay doorashooyin ay ka sameyso Xaduudaheeda (War-Saxaafadeed)

Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa ka mid ahaa qodobadii looga hadlay arrinta ku saabsan doorashooyinka Soomaaliland ee ka dhaca deegaano ka tirsan Maamulka Puntland.

War-Saxaafadeed laga soo saaray shirkaas ayaa waxaa laga digay dandaansi la sheegaya in Soomaaliland ay ku heyso Puntland.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka.