Puntland oo markale Shaacisay in uusan joogsan doonin dagaalka tukaraq(War-Saxaafadeed)

Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland ayaa qodobadii Maanta looga hadlay waxaa ka mid ahaa dagaalka deegaankaTukaraq ee u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland.

Kulanka waxaa shirgudoominayey Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas’waxaana laga soo saaray War-Saxaafadeed lagu sheegay in uu socon doono dagaalka Tukaraq,sidoo kale waxa ay ka hadleen dhibaato ay sheegeen in lagu haayo shacabka laas-caanood.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeed ay soo saareen kadib kulankoodii.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media