Nin Soomaali Ah oo Dilay Soomaali Kale oo Maxkamad Lagu Soo Taagayo Koonfur Afrika

Muwadin Soomaali ah ayaa lagu wadaa in Maanta oo sabti ah lasoo taago maxkamad ku taala dalka koonfur Afrika, kaas oo lagu eedeyay in uu muwaadin kale oo Soomaali ah uu ku dilay deegaan lagu magacaabo Mejali balin, oo qiyaastii 32 KM u jirta magaladda Kibtan.

Tacshiirada dilka ayaa waxaa uu dhacay haweynkii arbacada,sida saraakiisha deganka ay warbaahinta uxaqiijiyeen.

Maxkamadeynta muwadinkan Soomaaliga ah ayaa waxaa la filayaa in maanta ay ka dhacdo dalkaasi, sida garsoorayaasha maxkamada ay saxaafada ay u sheegeen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor