Nabadsugida Soomaaliya oo sheegtay iney gacanta ku dhigen Hogaamiyihii Weerarka Liido

Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay iney Gacanta ku dhigtay Sarkaalkii hogaaminyay Weerarkii Caawa Al Shabab ay ku qaaden Xarunta Beach View Ee Magaalada Muqdisho.

Al Shabab ayaa sheegatay sido kale masuuliyada Weerarka,ugu yaraan 5 ruux ayaa ku dhimatay 2 kalena waa ay ku dhaawacmen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor