Musharixiinta Doorashada NUSOJ oo qudbado jeediyay iyo doorashada oo beri dhaceysa+sawiro

Musharaxiinta u tartameysa doorashada ururka Saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta jeediyay qudbadahii ay ku soo bandhigayen wax qabadka ay la imaan doonan haddii ay guuleystan.

Ergooyin ka yimid dhamaan maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa dhageystay qudbadaha musharixiinta.

Musharixiinta U taagan Xoghayaha guud ee Ururka saxafiyiinta qaranka Ee NUSOJ:-

Maxamed Ibraahim Macalimu Xoghayaha guud

Cali Cabdullahi Cabdi Xoghayaha guud

Musharixiinta u taagan gudoomiyaha Ururka saxafiyiinta qaranka Ee NUSOJ:-

Aadan Maxamed Salaad Gudoomiye
Suleymaan Ismaaciil Bashiir Gudoomiye
Mahad Xasan Diini Gudoomiye
Maahir Jaamac Aadan Gudoomiye

Musharixiinta u taagan Gudoomiye ku xigeenada 1aad:-

Muxyadiin Xasan Maxamed Gud. Kux. 1aad
C/risaaq Maxamed C/laahi Gud. Kux. 1aad
Yaasmiin Mayow Maxamed Gud. Kux. 1aad

Musharixiinta u taagan Gudoomiye ku xigeenada 2aad:-

C/fitaax Xasan Faarax Gud. Kux. 2aad
Xabiibo Axmed Jimcaale Gud. Kux. 2aad

2 1 4 3

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor