Munaasabad uu ka qeybgalayo Madaxweynaha oo ka socota M/Muqdisho

Xarunta dowladda Hoose ee Xamar ayaa goordhow waxaa ka bilaawday Munaasabad lagu xusayo 15 May Maalinta Dhalinyarada Somaaliyeed ee SYL.

Munaasabada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir waxaan ku sugan Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxaa la sheegay in uu munaasabada ka qeybgeli doono Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo).

Amaanka ayaa aad loo adkeeyay waxaana ku sugan ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo amaanka u xilsaaran.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media