Mooshin Shariif Xasan ka dhan ah oo Afgooye lagu abaabulayo(Warbixin)

Wasiirka dastuurka maamulka K/Galbeed C/laahi Sheikh Xasan Cali ayaa sheegay iney heleen xog ku saabsan in madaxtooyada Soomaaliya abaabuleyso shir lagu qabto Afgooye oo maamulka K/Galbeed ka dhan , waxaa uu ku eedeeyey madaxtooyada saraakiil ka tirsan la fariisteen 12 xildhibaan oo K/Galbeed ah .
“Had ay sidaas fududaan karto in xilka la isaga qaado kursas waaweyn ayaa la isugn tagi doonaa ” ayu ku foray bartiisa Facebook .
Wax digniin ka soo saaray in abaabulkaas uu ka socio Muqdisho lana doonayo in maamullka Sharif Xasan lagu qalqal galiyo sidaa u foray .
Hadalkiisa ayaa imanaya xili wasiirka warfaafinta K/Galbeed Ugaas Xasan uu maanta beeniyey in aysan waxba ka jirin warar soo baxayey oo sheegayey in ay is hortaageen xildhibaaano Baydhaba u safri lahaa.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor