Meydad laga helay Xaafad ka mid ah Magalada Baladweyne

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta meydad horleh lag helay Goobtii maalma kahor ay Cagaf cagfta ku rogmatay ee Baladweyne.

Cabdi Casiis Cali Raage oo ka mid ah dadka ku nool Baladweyne ayaa sheegay in ay Heleen Meydadka laba ruux oo uu ku jiro Sheekh Saleemaan oo caanka ahaa Magalada Baldweyne,isla markaana ay soo badbaadiyeen dad kale oo Biyaha dhexdooda ku go’doon sanaa.

Sikastaba weli Xaafado ka mid ah Baladweyne ayaa waxaa dhex jiifo Biyaha kazoo fatahay Wabiga Shabeelle kaas oo sabababay in Kumanaan ruux ay barakacaan.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media