Meleteriga Gobolka Hiiraan oo Galabta soo bandhigay waxyaabaha qarxa

Ciidamada malatariga Gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku so dhigay waxyabaha qarxo oo ay ka soqabteen qeybo kamid ah Gudaha Magaalada Baladweyne ,

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Qeynta Gobolka Hiiraan Col, tawane Maxamed Axmed Oo warbaahinta u soo bandhigay waxyaabaha qarxa ayaa sheegay in askari katirsan Ciidamadooda larabay in lo adeegsado in uu fuliyo qaraxyadaas balse ay dabinta u dhigeen ragii watay  oo u sheegay in markii danbe ay baxsadeen,

Askarigii ay la soo xiriri jireen kooxda dooneysay in loo fududeeyo qaraxyadaas ayaa waxaa lagu doon siiyay 300 oo doolar oo ay ku shegeen taliska Meleteriga Gobolka in ay tahay abaal marin u muteystay asgarigaas,

Sawiro

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media