Maxkamadda Gobolka Banadir oo Markii Shanaad Maanta Dhageysan Doonta Dacwada 5 Saxafi

Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa Maanta Markale dhageysan doonta Dacwada Saxafiyiinta Idaacadaha Shabeele,SKY FM iyo Radio Risaala.

Saxafiyiinta Maanta waa markii Shanaad oo ay dhageysaneyso Dacwadooda Maxkamadda Gobolka Banadir.

Maxamed Bashiir Xaashi,Axmed Cabdi Xasan,C/maalik Yuusuf Maxamuud,Maxamuud Maxamed Daahir(Carab) iyo Maxamed Cabdi Cali ayaa Maanta la horkeeni doonaa Maxkamadda Gobolka Banadir.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor