Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Dil Ku Fulisay Saakay Laba Askari

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida Ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Saakay toogatay Askar ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Askarta la toogtay waxa lagu soo ogay Eedeymo ku saabsan Dil ay u geysteen Dad rayid ahaa.

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koobaad Ee Ciidamadda Qalabka Sida Soomaaliya  Ibraahim Cali Yarow iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Ciidamadda Xasan Cali Shuute.

Askarta la toogtay waxa lagu kala Magacaabaa Cabdiraxmaan Ciise Axmed 20 jir ah Waxa uu hore u dilay Siciid Dhiblaaawe Siyaad  29 bishii August 2012kii iyo Cabdulaahi cali Cabdi Cigaal oo isagana Dilay Maxamuud Xuseen Cabdi Iyo Sahro Sheikh Cumar .

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor