Maxkamada Sare ee Galmudug oo u yeertay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas

War Qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamada Sare ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa loogu yeeray Maxamed Xaashi Crabeey Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal casir in kastoo ay jiraan Xildhibaano sheegay in ay xilkii ka qaadeen.

Sidoo kale tiro Xildhibaano ah ayaa ku qoran Warqadaas oo iyana looga yeeray Maxkamada Sare si wax looga weeydiiyo eedeyn loo soo jeediyay.

Hoos Ka Akhriso Magacyada dadka ay Maxkamada Sare u yeertay

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media