Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Puntland ayaa xukunno ku riday 11 qof oo ku eedaysnaa falal la xiriiro waxa loogu yeero argagixisada, Dadkan la xukumay ee gaaraya ilaa 11 Ruux yaa
Go’aannadan ayaa kasoo baxay xukun maxkamadeed oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Ragaan maanta Xukunka lagu riday ayaa waxaa ciidamada Puntland ay ku qabteen howlgallo ay ka sameeyeen dhowr magaalo oo ka tirsan puntland sida,Garoowe,Boosaaso iyo Gaalkacyo.