Maxamuud Faarax Cigaal Oo Iska Casilay Kuxigeenka Hay’adda Saadaasha Hawada

Maxamuud  Faarax Cigaal (Black) oo ahaa kuxigeenkii Hay’adda Saadaasha hawada iyo Socdaalka Rayidka  Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi.

Sababta ka dambeesa iscasilaada masuulkaasi si rasmi ah uma shaacinin.

kuxigeenkii Hay’adda Saadaasha hawada iyo Socdaalka Rayidka Soomaaliya Maxamuud  Faarax Cigaal (Black) ayaa sheegay in warqada shaqo joojinta uu u gudbiyay madaxda ka sareesa islamarkaana uu sugayo in laga aqbalo.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor