Maraykanka oo tijaabiyey Gantaal isaga kala gooshi kara Qaaradaha.

Ciiddanka Cirka ee dalkaasi ayaa la sheegay in Gantaalkaasi oo aan hubeysnayn Waaberigii saakayto ee ka tuureen Gobalka California.

Gantaalkaasi ayaa la sheegay inuu ku dhacay meel ku dhow Badda Passific, kadib, markii uu duulay masaafo dhan 6,700-KM.

Afhayeenka Taliska Ciiddanka Cirka ee duqeynta Caalamka, Joe Thomas ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka AFP in tijaabadaasi tahay mid caadi ah, isla markaana aan loogu talagalin Cudud muujinta Xiisadda Hubka Nukliyeerka ee Waqooyiga Kuurya.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media