Maleeshiyaad hubeysan oo 4 ruux ku dilay Gobolka Galgaduud

Maleeshiyaad hubeysan ayaa deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud wax ay du kileen Afar ruux oo Shacab ah ku waas oo ku safraya Wada ka timaada deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Galgaduud.

Afartaan ruux ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen dilkooda maleeshiyaad hubeysan ku waas oo u dilay fal la xiriira aanooyin qabiil islamarkaana dadkii ka dambeeyay dilkaas ay Goobta ka abxsadeen.

Dilalka ka dhaca gobolka Galgaduud ayaa badankood ah kuwo aano qabiil ah iyadoo uu dib u soo cusboonaado colaad iyo dhibaato u dhexeeyo beelaha walaalaha ah ee degan gobolkaas basle waxaa haatan jira kulamo xal loogu raadinaayo.

Dilakan ayaa ku soo aadaya xili Maanta Muqdisho uu ka furmay shirweyne dib u heshiisiin ah kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaarda Arimaha gudaha Soomaaliya.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media