Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ku gaaray Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Xasan Sheekh Maxamuud waxa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland.

Ila wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Radio Dalsan in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu la kulmi doono Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubbaland oo uu ku jiro Madaxweynaha Maamulkasi Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor