Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cambaareeyay Weerarkii Garissa

Warsaxafadeed uu soo saaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane xasan Sheikh Maxamuud ayaa si kulul loogu Cambaareeyay Weerarkii Al Shabab ay ku qaadeen Dhismaha Jaamacadda Garissa.

Madaxweynaha ayaa sido kale Tacsi u diray Dhamaan Qoysaska dadkii Wax ku noqday Weerarka Garissa.

Ugu yaraan 147 qof ayaa ku dhimatay Weerarka oo socday Muddo ka badan 10 Saacadood.

Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarkasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor