Madaxweyne Xaaf”Waxan leeyahay Xildhibaanada Golaha Shacabka Mooshinada ha iska daayaan”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa  khubad Maanta ka jeediyay Munaasabada Caleemo saarka guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal sheikh Cabdiraxmaan.

Khudbada Madaxweyne Xaaf ayaa isugu jirtay kaftan iyo baaq,waxa uuna ugu abaqay xildhibaannada Golaha Sahcabka in ay mooshinada joojiyaan.

“Runtii waqtigaan dalka waxa uu ku jiraa xaalad adag,waxay u muuqataa in dadkua aysan israbin laakin aniga waxaana ugu baaqayaa xildhibaanada Golaha Shacabka in ay joojiyaan mooshinada ay wadaan ayuu yiri Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Goordhow la socda Codka Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media