Madaxweyne Xaaf,oo sheegay in uusan soo Magacaabi doonin Gole Wasiiro Cusub 

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta hortagay Baarlamaanka Galmudug,kuwas oo kaulnkoodii caadiga ahaa ku yeeshay Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf,ayaa kulanka ka sheegay in ay u qorsheysan tahay soo celinta Wasiiraddii hore ee xiligii  C/kariin Guuleed islamarkaana uusan soo dhisi doonin Wasiirro Cusub,balse uu soo Magacaabi doono oo kaliya Wasiiraddii Iscasilay.

Xubnaha Baarlamaanka Galmudug ayaa arintaan ku kala fikir duwnaaday,waxana hada la sugayaa jawaabta rasmiga ah oo ay ka bixiyaan hadalka Madaxweyne Xaaf.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media