Madaxweyne Xaaf,oo ka laabtay Magacaabis uu sameeyay

Axmed Ducaale Geelle Xaaf,ayaa ka laabtay Magacaabistii Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Galmudug oo uu Dhawaan Magacaabay.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu sheegay in wadatashi kadib la Go’aansaday in xilkaas uu siihayo qofkii horay Masuulka uga ahaa.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada