Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Soomaaliland ayaa la sheegay in uu Shaqadii ka joojiyay Gudoomiyihii Gobolka Awdal Mustafe Cabdi.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka ayaa lagu faah faahiyay sababta uu Shaqa joojinta ugu sameeyay Gudoomiyaha,isaga oo amray in si KMG, ah ugu wareejiyo xilkaas ku xigeenkiisa.
Hoos Ka Akhriso Wareegtada Madxweyne ku xigeenka Soomaaliland ka soo baxday.