Madaxweyne Gaas,oo gudoomiye u magacaabay degmo Maamulka Soomaliland uu gacanta ku hayo

Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha dowlad Goboledka Puntland Dr Cabduweli Maxamed Cali Gaas,waxaa gudoomiye Cuusb loogu magacaabay degmada Taleex ee gobolka sool.

Wareegtada ayaa waxaa gudoomiye loogu magacaabay Rooble Maxamed ciise,waxana xusid mudan in halkaasi ay gacanta ku hayaan ciidamo ka amar qaata Maamulka Soomaaliland.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada.