Madaxweyne Gaas oo soo saarey amar ku socda Golihiisa Wasiirada

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Maanta shirkoodii khamiislaha ahaa ku yeeshay xubnaha Golaha Wasiirada Puntland,iyada oo qodobo laga soo saarey.

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee khamiislaha ahaa  ayaa looga hadlay arrimaha  Amniga , siyaasadda ka hortaga cudurka HIV/AIDS iyo ilaalinta gaadiidka Dawladda.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeed ay soo saareen.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor