Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Shaqsigii bedeli lahaa Sarkaal dhawaan qarax lagu dilay

Wareegto ka soo baaxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu Magacaabay taliyaha Ciidamada  Howlgelinta Gobolka Bari kadib markii Al-Shabaab qarax ku dileen taliyihii hore.

Xilkaan ayaa waxaa loo Magacaabay Nin lagu Magacaabo Cabdirisaaq Xaaji Cabdalla kaas oo bedelay taliyihii hore ee Ciidanka howlgelinta Puntland oo lagu Magacaabi jiray Korneyl Galayr Xassan Yuusuf kaas oo lagu dilay qarax ka dhacay 20,kii Bishaan duleedka Magaalada Boosaaso.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media