Madaxweyne Gaas oo guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool(Wareegto)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas uu guddoomiye cusub u Magacaabay gobolka Sool oo qeybo ka mid ah ay ku dagaalamayaan Soomaaliland iyo Puntland.

Wareegtada oo Maanta soo baxday ayaa waxaa guddoomiyaha Gobolka Sool loogu magacaabay Abuukar Cabdi Geelle.

Gobolka Sool deegaano ka mid ah ayaa weli waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa Puntland iyo soomaaliland,iyada oo sidoo kale ay ku wada dagaalameen.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntlnad.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media