Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wiilkii ku guuleystay Tartankii Qur’aanka Kariim ee lagu qabtay Tanzania

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta madaxtooyadda Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Cabdilaahi Aadan oo kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka kareemka ee lagu qabtay waddanka Tanzania gaar ahaan magalada Daara-salaam.

Hoos Ka Daawo Sawirrada